Dowlada India oo amar cusub ku soo rogtay ardayda Muslimiinta iyo carro ka dhalatay

Muslimiinta ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin isku dayga ay dowladda Hindiya ku dooneyso in carruurta dugsiyada Muslimiinta lagu baro heesaha diinta Hinduga, iyadoo dadka heysta labada diimood khilaafkoodu marayo heer adag. Ku hagida ciyaalka iskuulada in ay heesaan heeso Hinduuga ah iyo in la xiro culumada diinta muslimiinta ay daaha ka qaaday ajandaha … Continue reading Dowlada India oo amar cusub ku soo rogtay ardayda Muslimiinta iyo carro ka dhalatay